Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta Ansixinaya Miisaaniyadda Dowladda ee 2019-ka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta lagu wadaa in xaruntooda ku yeeshaan kulan xasaasi ah oo la filayo in lagu ansixiyo Miisaaniyadda Dowladda ee 2019-ka ay soo gudbisay Wasaarada Maaliyadda. Xildhibaanada ayaa shalay ka dooday miisaaniyada Wasaarada Maaliyadda horkeentay, waxa ayna inta badan Xildhibaanada sheegeen in muhiim tahay in la meel mariyo miisaaniyada maadaama uusan waqti badan … Continue reading Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta Ansixinaya Miisaaniyadda Dowladda ee 2019-ka